Raali Gelin Qaybta Dhegeysiga Oo Howli Ka Socoto

Raali Gelin: Waxa aan idinka raali gelinaynaa Qaybtii Dhegeysiga ee Muxaadarooyinka Iyo Kutubta oo weli dhamaystirnayn oo insha allah maalinba Qayb soo dhamaystiri doono anoo casharo cusubna ku soo kordhin doona
 

Other News

Geeridii Nabiga S.C.W

December 26, 2014 2:47 pm0 comments
Geeridii Nabiga S.C.W

Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday. Sayid-Bilaal ayaa aadamay aadaankii salaadda subax wuxuu istaagay albaabka guriga Nebiga, wuxuuna yiri: (Assalamu caleyka yaa rasuululaahi), Faaduma ayaa tiri: “Rasuulkii Illahey nafsadiisa ayuu ku […]

Read more ›

Tarbiyada Carruurta Sh.Maxamud Shibli New!!!

12:17 pm0 comments
Tarbiyada Carruurta Sh.Maxamud Shibli New!!!
Read more ›

Tarbiyada carruurta sh Maxamed Umal New!!

12:14 pm0 comments
Tarbiyada carruurta sh Maxamed Umal New!!
Read more ›

WAANO KUWAJAHAN WALAALAHA

December 25, 2014 8:43 am0 comments
WAANO KUWAJAHAN WALAALAHA

Assalaamu calaykum.. Walaalayaal inta aynaan gelin faallada kusaabsan raadinta raalli ahaanshaha rabbi, bal aan waxyar isweeydiino: Maxaa bini’aadamka sidiisa uroon??????? Su’aashaan jawaabteedu waxaa weeye, bini’aadamka waxaa u roon in amuurihiisa Ilaahay u sahlo adduunka inta uu joogo, aakhirana uu cadaabkiisa ka xoreeyo. Sida xaqiiqdu tahayna, labadaan arrimood waxaa heli kara […]

Read more ›

Jannada iyo wixii loo diyaariyey Mu’miniinta

8:38 am0 comments
Jannada iyo wixii loo diyaariyey Mu’miniinta

Allaah (sw) wuxuu jannada ka dhigay guri ay leeyihiin dadka karaamada iyo sharafta ku lahaa Allaah agtiisa markii ay dunida joogeen, kuwaas oo noloshooda ku dhamaystay in ay allaah raali galiyaan lana yimaadaan wax kasta oo uu amray kana haraan wax kasta oo uu Allaah ka reebay. Allaah abaal marin […]

Read more ›

Geerida Ayaa Waano Noogu filan

8:35 am0 comments
Geerida Ayaa Waano Noogu filan

Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo ka dhowrsataan wuxuu iddin yeelayaa faraj (nabad gelyo) wuxuuna asturi dambigiina. (anfaal 29)}. Sida aynu wada ogsoonahay Eebe nooma abuuran dheel-dheel wax walbana waa naloo […]

Read more ›

Shaydaanku cadow ayuu idiin yahay

8:31 am0 comments
Shaydaanku cadow ayuu idiin yahay

Waxaa diyaariyey Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi) Shaydaanku wuxuu qofka u istaagaa wado kasta oo uu qofku doono inuu maro isaga oo isku dayaya inuu dhumiyo, shaydaanku waa cadow sidii uu Nabi Aadam uu ugu ahaa cadow ayuu qof kasta ugu yahay cadow, Ilaahay wuu noo sheegay waana nooga digay wuxuuna […]

Read more ›

DABEECADDII DADKII ALLE DOORTAY

8:28 am0 comments
DABEECADDII DADKII ALLE DOORTAY

Bismillaah Arraxmaan Arraxiim. Waxaa qaybtaan laga soo guuriyey Kitaabka “Dhaqankii ehlu khayrkii hore” ~ IBRAAHIIM AT-TAYMII: Ibraahiim Allaha ka raalli noqdee wuxuu yiri: ” Qofka Mu’minka ahi waakan aan dadka tusin cibaadadiisa, si le’eg sida uusan u jeclayn inuu u tuso markuu dami samaynayo” ~ UMAR BIN CABDUL CAZIIZ: Ilaahay […]

Read more ›

XIGMAD KA MACAAN TIMIRTII MADIINA

8:26 am1 comment
XIGMAD KA MACAAN TIMIRTII MADIINA

Bismillaah Arraxmaan Arraxiim. ALLAAH ayaa mahad kulligeed iska leh, xaal uuyahay kan cirka dhisay dhulka gogley, buuraha muday, daruurahana wada. Rabiga quruumihii hore iyo kuwaan dambe, Rabiga samooyinka iyo dhulalka, Rabiga Malaa’igta & Rususha, Rabigaas oo ah kan-og xaalka quraanyo madoow oo habeen madoow dhagax madoow dushiisa kusocota. Naxariis iyo […]

Read more ›

ALLE KA CABSIGII SAXAABADA

8:22 am1 comment
ALLE KA CABSIGII SAXAABADA

Bismillaah Arraxmaan Arraxiim. Ilaahay baa ammaan oo dhan & xamdiba iskaleh, Allaha Khabiirka ah oo haddana Xakiimka ah, Xaal uuyahay kii kusugnaaday carshigiisa, Ilaaha qorrax kasoo baxa iyo qorrax udhaca, Allaha abuurtay Maroodiga iyo muluca, kan si guud ugu naxariista adoomihiisa, hayeeshee si gaar ah ugu naxariista Mu’miniinta.. Naxariis iyo […]

Read more ›